Adoo gurigaaga jooga qabso ballan online ah.
Dooro takhasuska aad u baahan tahay si aad dhakhtarka saxda ah u hesho.
Dooro hospital ku habboon baahidaada, eeg adeegyada iyo dhakhaatiirta jooga, kadibna ballantaada si degdeg ah oo ammaan ah u qabso.
Maanta ku biir kumanaan bukaan oo isticmaalaya Daaweeye si ay u helaan daryeelka caafimaadka ee la aaminsan yahay.
Xogta bukaanka weligeed la wadaagi mayno.