Adoo gurigaaga jooga qabso ballan online ah.
Dooro takhasuska aad u baahan tahay si aad dhakhtarka saxda ah u hesho.
Hel dhakhtar kuu ku habboon oo si fudud ballan uga dhig daryeelkaaga caafimaad.
Dooro hospital ku habboon baahidaada, eeg adeegyada iyo dhakhaatiirta jooga, kadibna ballantaada si degdeg ah oo ammaan ah u qabso.
Maanta ku biir kumanaan bukaan oo isticmaalaya Daaweeye si ay u helaan daryeelka caafimaadka ee la aaminsan yahay.
Xogta bukaanka weligeed la wadaagi mayno.