Our Mision
Iyadoo aan ka duuleyno in aan siino bulshada daryeel caafimaad oo fudud, tayo leh, iyo shaqsiyan u habboon, [Daaweeye] waxa uu ka go’an yahay in uu ka dhigo caafimaadka mid la heli karo meel kasta. Waxaan bixinaa la-talin caafimaad oo xirfad leh, taageero, iyo xalal caafimaad oo online ah, si loo hubiyo in bukaanku helaan daryeel degdeg ah oo saameyn leh.